Saldhig Al-shabaab ku laheyd gobolka Gedo oo la burburiyey iyo saraakiil faahfaahin ka bixiyey

Taliyeyaasha Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa waxay in Ciidanka Xoogga ay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyeen degaanno hoostaga degmooyinka gobolka Gedo. Taliyaha Ururka 49-aad, Guutada 10-aad ee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Faarax Maxamed Turbac ayaa sheegay in howlgaladan ay si gaar ah uga dhaceen degmooyinka Baardheere, Buur-dhuubo iyo goobo kale. Wuxuu sheegay Taliye Faarax … Continue reading Saldhig Al-shabaab ku laheyd gobolka Gedo oo la burburiyey iyo saraakiil faahfaahin ka bixiyey